Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis is afgarad ah oo ku saabsan arrimaha caafimaadka Xoolaha

Muqdisho (SNTV):- Kulan ay yeesheen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa  ee Xukuumadda Federalka.  Soomaaliya  Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka Beeraha Itoobiya...

Horjoogihii Al-Shabaab ee Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa oo isku soo dhiibay Ciidanka Xooga dalka

Muqdisho (SNTV):- Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa ayaa isu soo dhiibay Ciidammada Xoogga Dalka soomaaliyeed,...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xerada Generaal Gordan Ku Kormeeray Ciidamo Loo Diyaariyay Howl-gal Ka Dhan Ah Argagaxisada

Muqdisho (SNTV):- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta waxa uu xerada tababarka ciidanka xoogga dalka ee general Gordan...

Isbaddel lagu sameeyay qaab dhismeedka Hogaanka Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho (SNTV) Isbedel ayaa lagu sameeyey qaab dhismeedka Ciidanka Xoogga Dalka, taasi oo loogu talo galay dar dar-gelinta howlaha Ciidanka Xoogga. waxaana Sarreeye Gaas Cabdi...

Duqa Muqdisho oo la dardaarmay Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar

Muqdisho (SNTV) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar (Munishiibiyo), isagoo...

Ugu Akhris Badan