Wararka

Janaraal Zakia’Waxaan xaqiijinnay in ay jiraan dhaawacyo 8 ah, ma jiraan ilaa iyo hadda wax dhimasho ah”

Muqdisho (SNTV):- ;Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo Shir jaraa’id ku qabatay magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in gaariga qarxay...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo War kasoo saartay Dhibaatadii ku dhacay Khadra Dhicis

Muqdisho (SNTV)- Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada waxaa ay cadayneysaa in ay  aad uga xuntahay dhibaatadii ku dhacday  Kharda Maxamuud dhicis oo Shalay subax...

Wasiirka Amniga XFS oo guddoomiyey Shir dhex maray Dawladda iyo Beesha Caalamka

Muqdisho (SNTV)- Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta guddoomiyey Shir dhex maray Dawladda Federaalka iyo Beesha Caalamka, kaasi...

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo Ku Guulaystay Tartankii Loo Galay Qabashada Xilka Guddoomiyaha Bangiga Dhexe

Muqdisho (SNTV) –Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Golaha...

Madaxwanaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyay shirka wasiirrada oo ay ka qayb galeen Howl-wadeenno Ka Socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha dawlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada KGS oo ay ka qayb galeen...

Ugu Akhris Badan