Wararka

Shaqaallaha Madaxtooyada Soomaaliya oo qeyb qaatay Ololaha Isxilqaan

Muqdisho (SNTV)-Shaqaalaha Madaxtooyadda Soomaaliya  ayaa maanta markii Afaraad ka qeyb qaatay ololaha Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka Qaranka. Kaalin weyn ayey oo Lixaad leh...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo daah-furay habka Onlie-ka ee diiwaan-gelinta Ganacsiga

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay Habka Onlie-ka ee Diiwaan-gelinta Ganacsiga oo ay diyaarisay wasaaradda ganacsiga...

Ururka Haweenka Aqalka Sare oo doortay guddoon cusub

Muqdisho (SNTV) Munaasabada lagu dooranayay guddoonka cusub ee Ururka Haweenka ee ku jira Golaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka qeyb-galay shirka sanadlaha ah ee Bankiga Horumarinta Islaamka uga socda magaaladda Marrakech...

Eng.Yarisow “Waa Fal Waxashnimo ah in Gabar Soomaaliyeed loo diido in ay ku Umusho Isbitaal”

Abriil 03, 2019; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dhacdo lagula kacay gabar Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan