Wararka

Warsaxaafadeed: Waqtiga la qabanayo doorashada Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Muqdisho (SNTV):- Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay inuu qaban doono doorashada boos buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya...

Raiisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay shirka sanadlaha ee Bangiga Addunka

Washington (SNTV) Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, mudadii uu joogay dalka Maraykanka waxa uu kulumo kala duwan la yeeshay dowladda Mareykanka, gaar ahaan Aqalka Cad,...

Wasiir Bayle” Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya”

Washington (SNTV)- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa...

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed” Askarigii dhib u gesyta qof shacab ah maheli doono gabaad”

Muqdisho (SNTV) Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ka hadlay Dhacdooyinkii Shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in lagu...

Shir looga hadlayo arrimaha gar gaarka deg dega ah oo ka socda Muqdisho.

Muqdisho (SNTV) Shirkan wadatashiga ah ee ku aadan ka jawaabista gargaarka deg dega ah una dhexeeya madaxda wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlada goboleed...

Ugu Akhris Badan