Wararka

Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay xubno ka tirsan UNICEF “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay  ku xigeenka wakiilka hay’adda UNICEF...

Duqa Muqdisho oo Midowga Afrika kala hadlay Amniga Caasimadda iyo Howlgallada labada Shabelle “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha iyo Saraakiisha ka scotay Midowga waxay isla falanqeeyeen muhiimadda uu amniga Caasimaddu u leeyahay xasilloonida dalka, iyagoo isku raacay in la...

Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Diiradda Lagu Saaray Dhammeystirka Xafiisyada Guddida Doorashooyinka “SAWIRRO”

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay...

Guddoonka Aqalka Sare oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ‘SAWIRRO’

Muqdisho (SNTV) Wafdigan ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa la kulmay guddoonka Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyagoo...

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Wasiirka Cusub ee Tamarta Iyo Khayraadka Biyaha Kula Dardaarmay Dardar-gelinta Shaqooyinka Mudnaanta Leh

Muqdisho (SNTV):- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta faray wasiirka cusub ee wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka...

Ugu Akhris Badan