Wararka

24 Al-Shabaab ah oo lagu dilay duqeyn ka dhacday Hiiraan

Muqdisho-(SNTV)-Ugu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Malleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay...

Amisom oo taliye cusub loo Magacaabay

Muqdisho-(SNTV)-Taliya cusub ee howl-galka midowga Afrika ee AMISOM ayaa loo Magacaabay ,Jeneraal; Tigabu Yilma Wondimhunegn, oo kasoo jeeda Dalka Itoobiya, kaas oo beddelaya, Jeneraal;...

Dagaal xooggan oo Kooxo argagixiso ah ku dhex maray Soomaaliya

Boosaaso-(SNTV)- Wararka ka imanaya Magaalada Qandala ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in uu dagaal qaraar ku dhex maray Kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab iyo Daacish...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo safar shaqo ku tagay Magaaladda Gaalkacyo

Gaalkacyo (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaaladda Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, waxaana halkaasi kusoo...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo daahfuray shirka xal u helidda Barakacayaasha Gobolka Banaadir

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Soomaaliya, mudane, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta daah-furay shirka waaxda xal u helidda barakacayaasha Gobolka Banaadir. Kulanka oo looga...

Ugu Akhris Badan