Wararka

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo Kormeeray dhismaha Xabsiga Guud ee Muqdisho oo La Dhamaystiray

Muqdisho (SNTV):-Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka asluubta, xeer ilaaliyaha qaranka iyo wasiirka...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Muqdisho (SNTV):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya H.E. Qin Jian. “Waxaan ku faraxsanahay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan xog-waraysi ah la qaatay Ganacsatada Dalka

Axad, Feberaayo 03, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay kulan xog-waraysi ah la qaatay ganacsatada Soomaaliyeed. Kulanka Ra’iisul wasaaruhu...

Maamulka Gobolka Banaadir oo meel mariyey Qorshe Howlleedka 2019

 03 FEB, 2019– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa guddoomiyey kulanka gaar ah oo lagu meel mariniyey qorshe howlleedka...

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah oo howlgal ku dilay 13-maleeshiyo oo ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho (SNTV):- Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya saaxiibadooda caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay xero maleeshiyada Al-Shabaab ku leeyihiin Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa...

Ugu Akhris Badan