Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xiggeenka XFS Oo Guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka.

Muqdisho (SNTV)-Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamad Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay Madasha Labaad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka. Shirka ayaa looga...

Agaasimaha hay’adda socdaalka Soomaaliya oo Norway kula kulmay madaxda hay’adda socdaalka ee Dalkaasi

Oslo-(SNTV)-Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya, Col. Maxamed Aadam Jimcaale (Koofi) oo ay wehlinayaan ku xigeenka Agaasimaha guud, Cabdullahi Xaaji Bashiir, la...

Agaasimahii hore ee wax soo saarka iyo howlgelinta hoballada waaberi oo xilka ku wareejiayay agaasimaha cusub

Muqdisho-(SNTV)- Agaasimahii hore ee wax soo saarka iyo howlgelinta Hoballada waaberi , Maxamed Xasan Barroow, ayaa Maanta xilka ku wareejiayay agaasimaha cusub ee hay’addaasi,...

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday Mashruuc ay ku baxayso 42 Million oo Yuuro.

Muqdisho (SNTV):- Dowladda Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa munaasabad uu goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliaya oo Muqdisho lagu qabtay waxa ay...

Wasiir Maareeye oo shir guddoomiya kulanka guddiga qaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda

Muqdisho-(SNTV)-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shir guddoomiyay kulankii Labaad ee guddiga qaban-qaabada maalmaha xorriyadda Soomaaliya oo ku beegan 26-ka June iyo...

Ugu Akhris Badan