Wararka

Kooxda  Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Sucuudiga

Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaallama dalka Yaman ayaa gantaal ku dhuftay garoonka diyaaradaha Abha, gantaalkaasi ayaa waxa ku dhaawacamay ku dhawad 26 ruux oo...

Ciidamada DANAB oo howlgal ka fuliyay Jubbada Hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ayaa waxaa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano dhaca duleedka Magalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose,halkaas oo...

Wasaaradda amniga oo guddi u saaraysa shaqaaqadii ka dhacday duleedka Baladweyne

Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay guddi u saarayso shaqaaqadii Shalay ka dhacday degaanka kala bayr ee duleedka Magaalada...

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo boqday Deegaanka Al-Shabaab laga xoreeyey ee Af-urur

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cisaan Karaash iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray deegaanka Af-urur ee...

Wasiir Cawad oo la kulmay Jaliyadda Soomaaliyeed ee Mareykanka

Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dawladda Federaalka Soomaaliya oo maalmahan ku sugnaa magaalada Minneapolis Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka Mudane Amb....

Ugu Akhris Badan