Wararka

Madaxweynaha JFS oo Kumanaan Shacab ah dabaal dega Munaasabada 1-Luulyo kala qeyb galaya Istadium Konis

Muqdisho (SNTV)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan ka qeyb galaya Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu...

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Kaga Qaybgalay Xuska Musaasabadda 1-da Luulyo ”Sawirro”

Muqdisho (SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed...

R/ Wasaare Kheyre oo Daboolka ka qaaday in Gogosha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ay taallo Dhuusamareeb.

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabadda xuska 59-aad ee maalinta xorriyadda goballada Koonfureed iyo...

Masar Oo Soomaaliya Usoo Dirtay Hambalyo Ku Aaddan 1-da Luulyo.

Muqdisho (SNTV) Madaxweynaha Dalka Masar, C/fitaax Aziizi, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 1-da Luuliyo la wadaagay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. Xoghayaha madaxtooyada Dalka Masar, Axmed...

1da Luulyo “Mataanayntii Maandeeq”

Sanadguurada 59aad  ee maalinta guusha ee 1da Luulyo oo waxay ku suntan tahay xornimadii gobollada koonfureed ee dalka iyo midowgii gobollada waqooyi iyo koonfur,...

Ugu Akhris Badan