Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

Arbaco, July 10, 2019—Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF)...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Ruushka

 Luuliyo 10, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku u soo...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Dhagax dhigay Hoyga Nabadda Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo-(SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane;  Xasan Cali Khayre ayaa Maanta dhagax dhigay Hoyga nabadadda Magaalada Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha oo dhismaha hoyga nabadda ku...

Kulanka guud ee Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee BJFS oo looga dooday Ajendayaal dhowr ah

Muqdisho-(SNTV)-Kulanka guud ee Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee BJFS oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha golaha Shacabka, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa ugu horeyn waxaa...

Kusimaha Xoghayaha joogtada oo nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Russia

Muqdisho (SNTV) – .Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Olosow, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa kaga...

Ugu Akhris Badan