Wararka

Madaxweyne Lafta gareen oo goor dhow gaaray Magaalada Marka+Sawirro

Marka-(SNTV)-Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdi Casiis Xasan Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray Magalada Marka eeCaasimadda Gobolka Shabeellada hoose. Guddoomiyaha Gobalka Shabeellada hoose,...

Kulanka guud ee Golaha Shacabka oo goordhow furmay

Muqdisho-(SNTV)- Waxaa Maanta oo Arbaco ah furmay kalfadhiga 5-aad, kulankiisa 25-aad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo ay fadhiga soo xaadireen 146 xildhibaan. Kulanka...

Guddoomiyaha Aqalka sare oo Dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho-(SNTV)-Guddoomiyaha Aqalka sare , Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kasoo qeyb galay shirkii Baarlamaannada Adduunka ee lagu soo...

Bandhig wax soosaarka Dalka oo baydhabo lagu qabtay (Warbixin)

Dhaqaalaha Soomaaliya marka laga hadlaayo waxa uu inta badan ku tiirsan yahay Xoolaha nool, Beeraha iyo Kalluumeyiga, marka haddaay sidaasi tahay ayaan diiradda ku...

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka,Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo Bandhigeen horjooge,Xuseen Xasan Cambeer, oo horay ugu tirsanaa nabadiidka...

Ugu Akhris Badan