Wararka

Aragtida Dastuurka KMG ee Maaraynta Murannada Federaalka

Gogoldhig Dastuurka Soomaaliya ee sida KMG loo ansixiyay 1/8/2012, wuxuu qeexayaa in Soomaaliya ay qaadatay Nidaamka Federaalka Halkaasna looga guuray Nimaadkii Dowladda mideysan (Unitary...

Maxkamadda Sare ee Ciidanka Qalabka Sida Qeybta 60-aad oo Ayidday Xukun dil ah oo lagu Ridday Gacan Ku Dhiigle C/raxmaan Cali Xasan (Sugow)

Baydhabo (SNTV) Kadib racfaan ee ka qaateen Maxkamadda Ciidamada qeybteyda 60-aad, D/le NISA C/raxmaan Cali Xasan Sugoow oo 40-jir ah ayaa ka soo hormuuqday...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Dilay Maleeshiyaad Ka tirsan Al-shabaab.

Muqdisho (SNTV) Ciidamada Xoogga dalka ayaa fashiliyay weerar gaadmo ah oo ay nabad diidka argagaxisada arxanka daran ee Al-shabaab damacsanayd in ay ku qaadaan...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Holwgalo Ka Sameeyay Deegaanno Katirsan Gobalka Gedo .

Muqdisho (SNTV) Ciidamadda Xoogga dalka ee ka howlgala deegaanada gobalka Gedo ayaa maanta sameeyay hwol-galo balaaran oo dhana maleeshiyaadka nabad-diidka ah ee Al-shabaab. Wariyaha Radio...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Qeybta Danab oo Howlgallo Ka Fuliyay Deegaanka Camaara oo Ka tirsan Gobalka Mudug

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara ee gobalka Mudug, halkaas oo lagu qabtay dad la...

Ugu Akhris Badan