Wararka

Maxkamada degmada Hodan waxaa ay u yeereysaa dhammaan dhaxaltooyada Marxuum Cusmaan Caato.

Maxkamada degmada Hodan ee gobolka Banaadir Waxaa ay u yeereysaa dhammaan dhaxal-tooyada Marxuum Cusmaan Xasan Cali {Cusmaan Caato}inay ku yimaadaan muddo sadax maal-mood ah...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dalka oo furay shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta furay shir wada-tashi ah oo Wasaaradaha...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Jubaland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaal Iyo Dib u heshiisiinta waxa ay warsaxaafadeed ka soo saartay Arrimaha Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubaland. Halka Hoose ka Akhriso

”Boqortooyada Sacuudi Carabiya sanadkan waxay Xujayda u diyaarisay adeegyo casri ah.

Wasiirka Wasaaradda  Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Nuur Maxamed Xasan, ayaa bogaadiyay howlaha iyo adeegyada ay Boqortooyada Sacuudi Carabiya...

Wasiir Goodax Barre oo bogaadiyay tallaabaddii ciidanka Booliisku ay ku toogteen 4tii argagixisada ee shalay

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogaadiyey tallaabadii Ciidanka Boolisku ka qaadeen Koox dhagar qabayaal ah oo doonayey inay...

Ugu Akhris Badan