Wararka

Horjooge Cali Dheere oo dhaawac culus ka soo gaaray howlgal ka dhacay Shabeellaha hoose

Wararka naga soo garaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dhaawac culus uu kasoo gaaray horjooge Cali Maxamuud Raage Cali dheere uu ku dhaawacmay...

Xujeyda Soomaaliyeed oo bogadiyay Dowladda kaalinta ay ka qadatay tayeynta adeegyadda Xujeyda sanadkan

Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan soo gudanaysa  waajibaadka Xajka ayaa bogadiyey kaalinta ay ka qadtay dawladda federaalka Soomaaliya ee ku aadan tayeynta adeegyada ay helayaan...

Howlgal ka dhan ah Argagaxisada oo ay ka waddan Ciidanka Xoogga gobolka Shabeelaha Hoose

Ciidanka Xoogga dalka ayaa wadda Howlgalo lagu bartilmaameyd sanayo  Kooxda Al-Shabaab looga na saarayo goobaha ay kaga sugan yihiin gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada xoogga dalka...

Seynisyaanno Mareykan ah oo soo saray Daawo looga hortagyo Cudurka Epola

Tijaabooyin lagu sameeyay daawooyin looga hortagay Epola ayaa waxay ka dhigayaan mid  xaal ku meelgar ah loogu helay  Cudurka Epola daawada hataan martay tijaabada...

Madaxweynaha KG Oo Amar Ku Bixiyay in La Soo Xero Dadka Lagu Tuhmayo Dilalkii Ka Dhacay Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Magaalada Baydhabo kuwaas oo loo dilay aano...

Ugu Akhris Badan