Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaaradda maaliyadda.

Date:

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer howleed ku tagay xarunta dhexe ee Wasaaradda maaliyadda Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa halkaasi ku kulmay mas’uuliyiinta iyo howl wadeennada Wasaaradda isagoo warbixibta Wasaaradda ka dhagaystay Wasiirka Wasiirka Maaliyadda mudane Dr Cabdiraxmaan ducaale Bayle.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...