Wararka

Dowladda  oo dib u dhis ku Sameyneysa Dhismaha Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Dalka Faransiiska

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa booqday safaarada Soomaaliyeed ee dalka Farasniiska oo ku yaalla xaafadaha ugu Mudane Xasan Cali Khayre oo afaaradda...

Guddiyada shaqada ee Soomaaliya iyo Qadar oo Dooxa ku kulmay

Guddiga dib u howl-gelinta heshiiska Soomaaliya iyo Qadar ee ku saabsan fursad siinta Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay Dalkaasi ka helaan fursado shaqo ayaa la...

R/Wasaare Khayre & Xoghayaha Guud Ee Wariyayaasha Aan Xuduudda Laheyn Oo Kulmay

R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Paris ee dalka Faransiiska kula kulmay Christophe Deloire oo ah Xoghayaha Guud ee Wariyaasha aan...

Horjooge ka tirsan Nabad diidka “Al Shabaab” Oo La Khaarajiyay

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ciidamada Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu faah faahiyey duqeyn cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaanno ka tirsan...

Horjooge ka tirsanaa Al-Shabaab oo duqeyn lagu dilay

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Maraykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca Cirka ah oo ka dhacday agagaarka Magaalada...

Ugu Akhris Badan