Wararka

Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare BFS ayaa Dowlad Goboleedyada kulan la tashi ah kala yeeshay hindiso sharciyeedka mihnadlayaasha caafimaadka.+sawirro.

Guddiga arrimaha Bulshada Golaha Aqalka sare BFS ayaa Dowlad Goboleedyada Dalka kulan la tashi ah kala yeeshay hindise sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. Kulanka ayaa waxaa...

Islamic Jihad iyo Israel oo xabad-joojin ku heshiiyey.

Heshiis xabad joojin ah, oo lagu dhameynaayo dagaal socday laba maalmood oo galaftay nolosha 32-ruux,ayaa ka dhaqan-galay waaberigii saaka Marinka Gaza,sida laga soo xigtay...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub oo Brussels ku kulmay.

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane; Xasan Cali Khayre, iyo madaxweyne ku-xigeenka midawga Yurub, Federica Mogherini ayaa Kula kulmay magaalada Brussels ee xarunta midawga...

Mashruuc Ay Malaayiin Dolar Ku Kacaya Oo Ay Soomaaliya Ka Faa’iidi Doonto

Dowladda Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ayaa maanta bilaabay mashruuca la qabsiga cimilada oo gacan ka geysanaya in bulshada miyiga ku...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Oo Kulan Wadatashi Ah La Yeelatay Culumada Soomaaliyeed

Shir wadatashi ah oo ku saabsan aragtida iyo talada culumada ee ku aadan dib-u-eegista dastuurka oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS...

Ugu Akhris Badan