Wararka

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay Wasiirrada arrimaha dibedda Ruushka iyo Findland

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre , ayaa Shalay kulamo gaar gaar ah kula qaatay Magaalada Paris ee Caasimadda Dalka France,...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Beesha Caalamka ugu baaqay in wax laga beddelo qaabka loo caawiyo Dowladda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo Dalka Faransiiska uga qeyb galay shirka Sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris, ayaa sheegay...

Madaxweyne Farmaajo Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Q/Midoobey Ee Horumarka..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo ka furmay magaalada Nayroobi...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ergeyga QM Kala Hadlay Geeddi Socodka Siyaasadda Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay shalay, wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan...

Caasha Shaacuur Oo Deeq Gaarsiisay Dadkii Ku Waxyeelloobay Fatahaadaha “Sawirro”

Marwo; Caasho Shaacuur Ugaas, ayaa si toos ah Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha  ugu wareejisay deeq isugu jirta dharka Dumarka, maro Kaneecooyin, Bustayaal, Salliyadda...

Ugu Akhris Badan