Wararka

Somalia iyo Kenya oo heshiis gaaray.

Nayroobi, Nofeembar 14, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru...

Wasiirka warfaafinta XFS oo magacaabay afhayeenka wasaaradda.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye wasiirka warfaafinta Xukuumadda FS ayaa afhayeenka wasaaradda u magacaabay mudane Ismaaciil Muqtaar Cumar {Oronjo} oo horay u soo noqday...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Siyaasadda Qaran ee Qaxootiga soo Guryo-noqonaya iyo Barakacayaasha.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada. Golaha...

Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diray Raiisul Wasaarihii hore Cali Maxamed Geeddi.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Ra'iisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Ku-meelgaarka aheyd Mudane Cali Maxamed Geeddi uga tacsiyeeyey geeridii ku...

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay shirka wada tashiga Guddiga maaliyadda Aqalka sare ee ka socda Garoowe.

Shirkii wada tashiga Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka Sare iyo Dowlad Goboleedyada  uga socday Magaalada Garoowe oo galay Maalintii 5-aad ayaa waxaa ka qeyb...

Ugu Akhris Badan