Wararka

Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta ku kulmaya Muqdisho

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulan wadajir ah. Kulankaan oo ah mid muhiim ah ayaa...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfaa oo khudbad ka jeediyay shir-weynaha Daryeelka Bulshada ee Geneva

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee looga hadlayo...

Agaasimaha Guud Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka “Waa in Dalka Laga Helaa Biyo Nadiif Ah Guud ahaantiis”

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Soomaaliya ayaa wada qorshayaal kala duwan kuwaas oo loogu talo galay in guud ahaan dalka laga helo biyo nadiif ah...

Xoghayihii Joogtada Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Oo Xilka Wareejiyay

Xoghayihii joogtada ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa maanta xilkii Xoghayanimo wareejiyay, kadib markii golaha Wasiiradu...

Safiirka DFS U Fadhiya Washington DC Oo Socdaalo Ku Maraya Goballada Mareykanka Ee Ay Degaan Soomalida

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Columbus Ohio ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameysay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya  dalka Mareykanka Ali Sharif Ahmed iyo...

Ugu Akhris Badan