Wararka

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo madaxda Qatar Charity oo wada jir xarigga uga jaray qeyb cusub oo lagu kordhiyay Isbitalka Deyniile

Munaasabad kooban ooo xariga looga jarayay xarunta cusub ee hooyada iyo Dhallaanka oo lagu kordhiyay isbitalka Deyniile ee Muqdisho waxaa ka qeybgalay wasiirka caafimaadka...

Warbixin: Hay’adda Lacagta Adduunka oo sheegtay in Soomaaliya ay ka gudubtay qeybta 1-aad ee wejiga 4-aad ee Barnaamijka deyn cafinta

Warbixin ay hay’adda Lacagta Adduunka ka soo saartay wada hadalka deyn cafinta Soomaaliya ayay ku sheegtay in mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagtu ay isla...

Maalinta Abwaanka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu xusay.

Guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Wasiirka warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir ayaa ka qaybgalay munaasabadda maalinta Abwaanka Soomaaliyeed. Guddoomiyaha Aqalka sare...

Aqoon Isweydaarsi ku aaddanaa sidii loo xoojin lahaa ciidanka ilaalada xeebaha oo muqdisho lagusoo gabagabeeyay.

Wasaaradda amniga Xukuumadda Federaalka ah ayaa soo qaban qaabisay aqoon is weydaarsi ku aaddan sidii loo heli lahaa ciidan Booliis ah oo awood u...

Wasiirka A/Gudaha Soomaaliya Oo Ku ammaanay Dowladda Waqtigii ay ku bixisay In Shir Dib-u-heshiisiinta Beelaha uu Ka Dhaco Galmudug.

Wasiirka W/ A/Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen shirkii Dib-uheshiisiinta ee Beelaha Soomaaliyeed...

Ugu Akhris Badan