Shirweyne Kusaabsan Saameynta Fatahaadda Oo Baydhabo Goordhow Ka Furmay

Date:

Shirweyne looga hadlayo fatahaadaha iyo saameynta ay reebaan ayaa goordhow ka furmay magaalada Baydhabo, Waxaana ka qayb galay shirkaas Wasiir Dowlaha Xafiiska R/wasaaraha, Madaxweynayaasha Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle, Wasaaradda Qorsheynta DFS iyo Midowga Yurub.

Shirkaan ayaa looga tashan doona sidii xal waara loogu heli lahaa fatahaadaha ay webiyada dalka iyo dadkii ay sameyeen fatahadihii ugu dambeeyay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo ka hadlay daabulidda qalabka codbixinta.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay dayactirka Warta Boondheere. 

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fulisay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan.

Muqdisho, Diseembar 16, 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda...

Wasiirka Caafimaadka oo Furay Ololaha Tallaalka Cudurka Gowracatada

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...