Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano hor leh kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab.

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa ku sii qul qulaya nawaaxiga degmada Jamaame,iyagoo goobo hor leh kala wareegay maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab . Ciidamada...

Hirshabeelle oo Hay’adaha samafalka ku amartay iney is diiwaan-geliyaan.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa fartay Hey'adaha Samafalka ee ka howlgala Deegaanada Hirshabelle in ay iska soo...

Maxkamadaa ciidamada qeybta 60-aad oo dhageysatay dacwad loo heysto eedeysane al-Shabaab ah.

Maxakamadda darajada 1-aad ee    CQS    ee ciidamada qeybteeda 60-aad ayaa Maanta u fariisatay dacwad ciqaabeed loo heysto eedaysane Siid Cali Suurad Macalin...

Duqa Muqdisho iyo Wasiirka Maaliyadda XFS oo saxiixay mashruuc lagu dhisayo waddooyinka magaalooyinka.

Wasiirka Maaliyadda XFS, wasiirka howlaha guud     iyo     Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa si wadajir ah u wada saxiixay heshiis...

Dad ku sumoobay caano oo lagu daaweynaayo cisbitaalka Qardho.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa sheegaya in 8 ruux oo ka kooban laba qoys la dhigay isbitaalka magaalada kuwaas...

Ugu Akhris Badan