Wararka

Tartamayaasha Degmada Wadajir oo caawa tartanka ka reebay tartamayaasha Xamar Jajab

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee warbaahinta Qaranka oo si rasmi ah u furmay“SAWIRRO

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa si rasmi ah caawa u furay tartan cilmiyeedka...

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo amartay in guryaha lagu dukado salaadaha cishaha iyo Taraawiixda+sawirro

Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay amarro ku aadan sida bulshadu ay u oogayaan salaadaha Cishaha iyo...

R/wasaare Khayre oo khadka telfoonka kula hadlay dhiggiisa Kuwait

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo amiirka Dalka Kuwait ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka labada...

Madaxweyne Farmaajo Oo Faray XKF In Ay Kor U Qaaddo Tayada C/fimaad & Xarumaha Karantiilka Covid-19 “Sawirro”

Madaxweynaha Jamh. Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qeyb galay dhanka Internetka kulanka Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ka xog-wareystay...

Ugu Akhris Badan