Wararka

Madaxweyne Farmaajo Oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bisha Ramadaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka muslimiinta ah, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. Madaxweynaha ayaa...

Deg Deg: Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiiradda DGGM.

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa Caawa ku Dhawaaqay liiska Golaha Wasiiradda ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka kooban 23 Wasiir. Hoos Ka aqriso Liiska Golaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Bilashada Bisha Ramadaan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay bilashada...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha XFS Oo Soo Saartay Warsaxaafadeed Kusaabsan Dhoofinta Xoolaha Soomaliya

Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shaaciyay In xukuumadda Soomaaliya ay...

Wasaaradda Tamarta XFS Oo Cisbitaalka Martiini Gaarsiisay Adeeg Koronto Oo Tayo Sare leh ‘Sawirro’

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowladda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh oo ka jawaabeysa Cabasho koronta uga timid Maamulka Cisbitaalka Martiine iyo...

Ugu Akhris Badan