Wararka

G/Kuxigeen Tuulax Oo Kormeer Hubinta Amniga Ku Tagay Degmada Hilwaa+Sawirro

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax)  ayaa howla kormeer ah ku tagay xaafadaha kala duwan ee Degmada Hiliwaa...

Diyaarado Shixnado Gargaar Ah U Waday Qardho Oo Maanta Gaaray “sawirro”

Waxaa galabta Garoowe ka dagay saddex diyaaradood oo waday Gargaar iyo Agab kala duwan oo loogu tala galay Bulshada Qardho ee Roobabka daadadka watay...

Matooro Biyo Fariisiga Loogaga saaro Oo La Gaarsiiyay Xaafadaha Hantiwadaag ee, Jowhar Xarunta Hirshabeelle “sawirro”

Qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Jowhar ee Gobalka Sh/Dhexe oo ay hormuud u yihiin ganacsatada degmadaasi ayaa ka sameeyay olole loogu...

Kheyre Oo Shaqaalaha C/fimaadka Xukuumadda Ku Ammaanay Sida Xakameynta Fidista Cudurka COVID-19

R/Wasaaraha Jamh.Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shaqaalaha caafimaadka Xukuumadda ku bogaadiyay dadaalka naf-hurnida leh ee ay ugu jiraan inay dadka Soomaaliyeed ka...

Degmada Hodan Oo Caawa Ku Guuleysatay Tartan Cilmiyeedka Una Gudubtay Wareegga 2-aad

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka. Barnaamijkani oo laga...

Ugu Akhris Badan