Wararka

Dowladda Soomaaliya oo Xoojineysa ololaha wacyigelinta ka hortaga Covid-19

Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Sheekh Nuur Maxamed xasan , Wasiirka warfaafinta Xukummada Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Guddoomiyaha...

Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo qalab lagula tacaalayo Covid-19 gaarsiisay Dhuusamareeb

Diyaarad siday gar gaar Caafimaad ayaa saakay ka dagtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb. Agabkan Caafimaad oo ay Dowladda Soomaaliya gaarsiisay Dhuusamareeb ayaa...

Galmudug oo xoojineyso Xarumaha ka hortagga Covid-19

Madaxweyne ku xigeenka dowlad Gobaleedka Galmudug mudane, Cali daahir Ciid, ayaa booqasho iyo kormeer ku tagay xarunta ka hortaga iyo daaweynta Caabuqa Covid19 ee...

Dowladda Soomaaliya oo Turkiga oo kala wareegatay deeq caafimaad

Diyarada Turkish airline oo sidda deeqdii ugu  horey oo ah Qalab caafimaad oo ay dowlada turkiga ugu deeqday Soomaliya  ayaa waxaa  Garoonka Muqdisho ku...

Kim Jun Un oo muddo labaatan cisha kadib warbaahinta dalka Kuuriyada Waqooyi ka soo muqday

Maxadwaynaha dalka Kuuriyada Waqooyi Ayaa warbaahinta ka soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan Cisho ah, sida ay soo tabisay warbaahinta qaranka Kuuriyada Waqooyi. Wakaaladda...

Ugu Akhris Badan