Wararka

Wasaaradda Awqaafta XFS Oo Deeq Raashin Ah Uqeybisay Qaar Ka Mid Ah Macalimiinta & Imaamyada Muqdisho+Sawirro

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq Raashin ah u qeybisay qaar ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada Qr’aanka iyo...

Wasaaradda Gargaarka Oo Ka Warbixisay Xaaladda Deegaannada Uu Ku Fatahay Webiga Jubba

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda bini aadantinimo ee la soo gudboonaatay magaalada...

Agab Caafimaad Oo Maanta Dowladdu Geeysay Dhuusamareeb

Mas’uuliyiin ka socota xafiiska R/Wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga COVID-19 ayaa maanta agab caafimaad geeyay magaalada Dhuusa Mareeb ee...

Xaalado Horleh Oo Caabuqa Covid-19 Ah Oo La Diiwaan-geliyay 24-kii Saac Ee La soo Dhaafay “sawirro”

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Xaqiijisay warbixinta maalinlaha ah ee Feyruska Karoona ayaa maanta soo bandhigtay in la diiwaangeliyay 19 xaalado cusub oo caabuqaasi ah...

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Nabadoonnada & Waxgaradka Qardho “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid C/llaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay nabadoonada iyo waxgaradka magaalada Qardho, kulanka ayaa looga hadlay xaaladda ka...

Ugu Akhris Badan