Wararka

Wasiirka Amniga Galmudug Oo Kulan La Qaatay Dhallinayarada Gaalkacyo “sawirro”

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa galinkii dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo kaga qayb galey kulan dhiiri galin ah oo ay soo Agaasimeen...

Madaxweynaha Galmudug Oo La Kulmay Dhallinyarada Magaalada Cadaado “Sawirro”

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ku sugan magaalada Cadaado, ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmay dhallinyarada magaalada Cadaado. Kulankaan ayaa looga...

Galmudug Oo War Kasoo Saartay Dadka Baada Siiya Argagixisada Al-Shabaab

Axmed Macalin Fiqi oo ah Wasiirka Amniga Galmudug ayaa sheegay in Ganacsatada iyo shacabka reer Galmudug ay uga digayaan in Al-Shabaab ay siiyaan lacagaha loogu...

Madaxweyne Waare Oo Magacaabay Guddiga Mashaariicda Ee Xalka Waara

Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddiga Wasaaradaha ee Mashaariicda Xalalka Waara. Wareegto kasoo baxdey xafiiska Madaxweyne Waare ayaa lagu sheegay in...

Wasiirrada Shaqada Iyo Gargaarka XFS Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Dhowr Ah+Sawirro

Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wasiirka Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka Xukuumadda...

Ugu Akhris Badan