Wararka

If Covid-19 Will Change The World Order, Turkey Has The Lead; Covid-19 And The Turkey’s Successful Response

Turkey has always been a home for humanity and non-conditional global humanitarian support. When Covid19 started spreading indiscriminately like push fire into economically stable...

Shirka Isku Xirka Laamaha Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Oo Looga Hadlay Qodobo Dhowr Ah

Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col.Maxamed Aadan Koofi ayaa maanta furay Shirka Isku xirka Howlaha Laamaha iyo Xaafiisyada Hey’adda oo lagu qabtay...

Booliiska Oo Fashiliyay Qarax Lasoo Dhigay Wadada Hormarta Jaamacadda Ummadda

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa goordhaw qarxiyay miino lagu aasay laamiga hor mara Jaamacada Ummadda Soomaaliyeed qeybta Gaheyr ee magaalada...

Wasaaradda Caafimaadka Oo Diiwaan-gelisay Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan...

Dowladda Federaalka Oo Shaacisay In Dib Loo Furayo Duulimaadyada Gudaha Horaanta Todobaadka Xiga

28-kii bishii Maarso ee sanadkan 2020 ayay aheyd markii la hakiyay diyaaraha isaga kala goosha gudaha dalka si looga hortago faafidda cudurka safmarka ah...

Ugu Akhris Badan