Warfaafinta Oo Ka Tacsiyadeysay Geeridii Marxuum Cabdi Tahliil Warsame

Date:

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allahaa u naxariistee geeridii ku timid fanaankii weynaa ee Cabdi Tahliil warsame oo sanado badan ku xunuunsanayay gudaha dalka.

Allah ha naxariistee fanaanka ayaa muddo 18 sano xanuunsanaa sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah ehelada iyo caruurtii uu dhalay, balse waxa ugu dambeyntii xalay uu ku geeriyooday Cisbitaal ku yaala muqdisho.

Inaalilaahi Waa inaa Ileyhi Raajicuun.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...