Wararka

Maxkamadda Ciidamada oo dib u siisay Xurriyadooda rag uu ku jiro guddoomiye ku xigeenkii Afgooye

Muqdisho (SNTV)- Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ay ku lug la...

Xukunka Askari u dilay xoogsade in uu ku beer fasho

Muqdisho (SNTV)- Dable Xoogga Dalka Cabdiraxmaan Cabdulle Hilowle ayaa loo heystaa dilka Allaha Unaxariiste Marxuum Xuseen Axmed Cabdulle iyo  dhaawaca Yaasiin Geedow Xuseen kadib...

Madaxweynaha Galmudug oo shir-guddoomiyay Shirka Amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Xalay Shir gudoomiyey Shirka Golaha Amniga Galmudug. Kulankan oo kii 8aad ee Shirka Golaha Amniga waxaa...

Ololaha wacyigalinta dib u eegista Dastuurka oo ka furmay Dhuusamareeb

Shir Ololaha Wacyigalinta Dib-u-eegista Dastuurka ayna soo qabanqaabisay Wasaarada Arimaha Dastuurka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ka furmaya Magaalada Dhusamareb,waxaana ka Qaybgalaya Qaybaha kala duwan...

Wasiirada Gaashaandhigga Turkiga iyo Britain oo booqanaya xadka u Dhexeeya Siiriya iyo Tukiga.

Wasiirka Difaaca Turkiga Khulusi Akar iyo dhigiisa Britain Bain Wallace ayaa kulan ay wada yeesheen waxay kusoo qaadeen colaadaha dalka Siiriya iyo dhibaatooyinka gaaray...

Ugu Akhris Badan