Wararka

Hay’adda caafimaadka adduunka oo sheegtay in Yurub ay noqtay xuddunta faafitaanka fayruska Corona.

Hay'adda caafimaadka adduuka ee WHO ayaa dedaal badan ku bixinaysa arrimaha a xiriira caauqa Corona oo si weyn u qabsaday dalalka caalamka, waxayna wali...

Taliska ciidanka Mareykanka Afrikom oo kordhiyay duqeymaha loo geysto Al-Shabaab

Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab...

Wasaaradda cafimaadka dalka ayaa hakisay dhaqdhaqaaqyada mawaadin Soomaaliyeed oo ka yimid dalka Shiinah 

Wasaaradda Cafimaadka XFS ayaa sheegtay in ay karantiileen muwaadin Soomaaliyeed oo dhinac maray habraaca lagu hubiyo caafimaadka dadka ka yimaado wadamada caalamka ee soo...

Guddoomiyaha Hiiraan oo safar shaqo ku tagay degmada Buula-barde

Guddomiyaha gobalka Hiiraan ee dowlad-goboleedka HirShabeelle Cali Maxamad Caraale oo maalmahii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Degmada Buula-barde ee gobalka Hiiran ayaa...

Dowladda Afghanistan oo sii daysay maxaabiis Taalibaan ah

Madaxwaynaha Afqhanistan Asharaf Qaani ayaa sheegay in ay oodda ka qaadeen 1500, maxaabiis Taalibaan ah,  isagoo rajo wanaagsan ka muujiyay in Taalibaanna ay dhankooda...

Ugu Akhris Badan