Wararka

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qeybgalay Salaadda Janaazada Meydka, Aun Xasan Abshir Faarax +Sawirro

Allah u naxariistee, meydka Xasan Abshir Faarax, ayaa hadda laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle, ee magaalada Muqdisho, waxaana salaadda janaazada ka...

Marxuum Xasan Abshir Oo Lagu Aasay Magaalada Garowe, Puntland

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dowladii KMG aheyd ee Soomaaliya Xasan Abshir faarax ayaa aas qaran loogu sameeyay maanta magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntlnd. Aaska...

Booliiska Gaalkacyo Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadiid Dhuxul Siday Daawo “Sawirro”

Ciidanka booliiska ee gobolka Mudug ayaa maanta qabtay 10 gaari oo siday dhuxul taas oo horey u mamnuuceen mas’uuliyiinta Galmudug, si loo badbaadiyo degaanka,...

Dowladda Hoose Ee Xudur Oo Olole Nadaafadeed Ka Sameysay Gudaha Suuqa Caanaha ‘Sawirro’

Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa caanaha lagu iibiyo ee magaalada, halkaas oo ay ka jirtay nadaafad...

R/Wasaare Kheyre Oo Gaaray Garowe Si Uu Uga Qeyb galo aaska R/wasaarihii Hore AU Marxuum Xasan Abshir (Sawiro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Gobaleedyada Soomaaliyeed ee Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa gaaray magaalada Garowe ee caasimada maamulka Puntland. Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan