Wararka

Imtixaanaadka Fasallada 8-aad Ee Ceel-Berde Oo La Soo Gabogabeeyay “DHAGEYSI, SAWIRRO”

Waxaa Si rasmi ah u soo Gabo gaboobay Imtixaanaadka heerka dugsiyada dhexe ee gaar ahaan ardayda ku dhaqan magaalada Ceel-Berde ee Gobalka Bakool. Imtixaanka Heerka...

Carruur Walaalo Yar Oo Ku Geeriyooday Dab Koronto Oo Qabsaday Guri Kuyaala Magaalada Boosaaso”Sawirro”

Dabkaan oo ka kacay guri ay deganaayeen qoys danyar ah oo ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari,ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho...

Cabdi Xaashi C/laahi, Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Oo Garowe Kaga Qeyb galay Aaska Madaxweynihii Hore Ee Puntland

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland mudane Saciid C/laahi Deni ayaa magaalada Garowe ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi...

Wasaaradaha Shaqada Iyo Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Ka Wadadlay Bad-Qabka Shaqaalaha Rayidka.

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta wada-hadallo ka yeeshay bad-qabka Shaqaalaha Rayidka ee Dowladda, iyadoo daba-gal lagu...

Imtixaanka Fasaladda 8-aad ee Gobalka Banaadir Oo Soo Gaba-gaboobay+Sawirro

Guddoomiye Ku xigeennada Maamulka iyo Maaliyadda Gobalka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshda Gobalka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed ayaa...

Ugu Akhris Badan