Wararka

Maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo wata banbaanooyinka gacanta oo la qabtay

Taliska Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen  ay gacanta kusoo dhigeen waxyaabaha qarxa iyo maleeshiyadii gacanta kula jirtay. “Ciidanka...

Wasiir Goodax oo guul u rajeeyay ardayda u fadhiisaneysa imtixaanka shahaadiga

Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ardayda maanta u fariisaneysa imtixaanka shahaadiga ee Qaranka...

Marxaladda Kalaguurka Iyo Kaalinta Baarlamaanka Oo Maanta Looga Dooday Barnaamijka Kulanka Todobaadka.

Xubno ka tirsan 2-da Gole iyo siyaasiyiin kale oo ka qeyb galay barnaamijka kulan Todobaadka Oo uu baahiyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga dooday...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka Oo Booqasho Ku Tagay Xeraale

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa gaaray magaalada Xeraale ee Gobalka Galgaduud, halkaa oo si weyn loogu...

Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan Oo Xalisay Caqabado Soo Food-saaray Jaaliyadda Soomaaliyeed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan ayaa cabasho ka muujisay isbedello lagu sameeyay khidmadda lacagaha adeegga Ciqaamada dal ku joogga ee dalka Suudaan oo lacago...

Ugu Akhris Badan