Wararka

Guddiga Amniga Golaha shacabka oo maanta kulan la yeeshay Agaasimaha Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda.

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee golaha shacabka ayaa kulan kula yeeshay xarrunta Villa Hargeysa Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Col. Maxamed Aadan Jimcaale...

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha XFS oo magacaabay guddiga baarista shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga dhexe.

Sii hayaha xilka  Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jahmuuriyadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddiga Baarista Dhacdada Shaqaaqadii 10/08/2020 ka Dhacday Xabsiga Dhexe.1-...

Ciidamada Booliska Galmudug oo howlgal lagula dagaalamayo burcada ka sameeyay Dhuusamareeb.

Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa  howlgal ballaaran  lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb. Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sarreeye guuto...

Ra’iisul Wasaaraha dalka Lebanon oo is casilay.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay caasimadda...

Madaxweynaha Galmudug oo sheegay shirka Dhuusamareeb in uu ku dhicidoono waqtigii lagu talagalay.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u jooga dalka Turkiga ayaa sheegay in shirka Dhuusamareeb uu dhici doono xilligii...

Ugu Akhris Badan