Wararka

AMISOM oo gar-gaar agab ah gaar siisay Dad ay saameeyeen Fatahaadaha Webiga.

Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa maalinimadii shalay agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee...

Safiirka Soomaaliya ee Suudaan oo booqday jaamacadda Caalamiga ah ee Afrika+sawirro.

Danjiraha J.F. Soomaaliya ee  dalka Suudan Amb Mohamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagagey Jaamacadda Caalamiga ah ee looyaqaano Intenational University...

Wasiirada Maaliyadda DFS iyo Dowlad goboledyada oo shir u furmay [Sawirro]

Sii hayaha wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyay shirka wasaaraddaha maaliyadda dowladda dhexe,dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir...

Sii hayaha Wasiirka Warfaafinta XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Warfaafinta Koofur Galbeed.+Sawirro.

Sii hayaha wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka cusub ee...

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Shaaciyay tirada dadkii Ku dhintay weerarkii Xabsiga dhexe.

Afhayeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gashaanle Sare Cabdiqani Maxamed Khalaf oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay gudaha xabsiga dhexe ayaa sheegay in 15-ka maxaabiis...

Ugu Akhris Badan