Wararka

Diyaaraddii 6-aad Oo Dalka Dib Ugu Soo Celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Dalka Ku Soo Noqday “Sawirro”

Diyaaradda Daallo oo sida 139 Mawaadiniin Soomaali ah oo muddo ku xayirnaa magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta gelinkii dambe ka soo...

Laftagareen Oo Kala Hadlay Saraakiisha Guutada 9-Aad Dib U Xoreynta Deegaanno Horleh+Sawirro

Madaxweynaha Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo kulan looga hadlayay ciribtirka maleeshiyada shabaab ee Gobalka Bakool la qaatay Taliska Guutada 9-aad ee Ciidanka Xoogga...

Galmudug Oo Xerada Dhaan-Karooni Isugu Geysay Ciidamada Ka Mid Noqonayo Daraawiishta+Sawirro

Xeradii Labaad ee ciidamada Daraawiishta Galmudug lagu xaraynayo laguna tababarayo ayuu wasiirka amniga dawlad goboledka Galmudug Axmed Macalin Fiqi uu  isugu geeyey gaadiid dagaal...

Midowga Yurub Oo Soo Dhoweeyey Wadahaladii Soomaaliya Iyo Somaliland Ku Dhexmaray Dalka DJibouti

Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo...

Akhriso: warmurtiyeedka wadahadallada DFS iyo Soomaaliland ee Jabuuti

Djabuti(SNTV)WAR-MURTIYEED, Iyada oo ku timid dadaal uu garwadeen ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, iyo hoggaamiyayaasha gobolka ee ay ka mid...

Ugu Akhris Badan