Wararka

Madaxweynaha JFS oo dowladda iyo shacabka Jabuuti uga mahadceliyey martigelinta shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland+sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Dhab u heshiisiinta DFS iyo Soomaaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee...

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Ra’iisul Wasaaraha XFS...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaalada Capetown ee dalka Koofur Afrika.

Allaha u naxariistee waxaa  Magaladda Cape Town ee Dalka South Africa lagu dilay  Abdirahman Moalin Ali Waxaana Sidoo kale la dhaawacay labo Wiil Africa...

Midowga Africa oo baroor diiq u sameynayo Madaxweynihii  Burundi ee geeriyooday

Muqdisho(SNTV)-Hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM ayaa waxa ay hoos u dhigayaan calanka Midowga Africa ee suran xaruntooda Muqdisho, magaalooyinka kale iyo dhamaan fariisimaha ay...

Shiinaha oo xayiraad ku soo rogay qaar ka mid ah Suuqyadda Beijing Cabsi laga qabo labo Covid-19

Suuqyada waaweeyn ee magaalada Beijing ayaa si ku meel gaar ah loo xiray cabsi laga qabo in uu halkaasi mar labaad ku faafo xanuunka...

Ugu Akhris Badan