Wasiir Maareeye oo maanta tababar u furay qaar ka mid ah shaqaalaha warbaahinta dowladda.

Date:

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Mohamed Abdi Hayir Mareye, ayaa tababar aqoon kororsi ah u furay qaar ka mid ah howl wadeennada warbaahinta Qaranka.

Tabarkaan oo socondoon mudo sadax maalin ah ayaa waxaa lagu barandoonaa sameeynta barnaamijyo tayo leh iyo duubisata Muuqaaladalada loo isticmaalo DIGITAL media.

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi xayir (Maareeye) oo ka hadlay furitaanka tabarkaan ayaa sheegay  tababarka in uu muhiim  u yahay wariyeyaasha iyo muuqaal duubauyaasha warbaahinta doowladda si ay u helaan aqoon kororsi wax ku soo kordhinkarta  xirfadooda shaqo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...

Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...