Xukunka maxkamadda gobolka Banaadir ay maanta ku ridday saraakiisha ka kala tirsan wasaaradda Warfaafinta, Kalluumeysiga, Maaliyadda iyo milkiiliyaal shirkadeed ayaa kala ah.
Aweys Xasan Cumar,...
Maxamed Cabdi Xasan, oo ka tirsan maleeshiyaadka argagaxisada ah ee Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay maamulka degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay, sida ay xaqiijiyeen...
Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa saaka xabsi daa'in aan damiin lahayn ku xukuntay Brenton Tarrant, oo sanadkii hore Muslimiin fara-badan ku...