Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Hoose Oo Ka Digay U Wareejinta Kuraasta Xildhibaannada Deegaan Aysan Laheyn Beesha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sh.C/raxmaan oo  ka hadlay doodii xeerka astaynta kuraasta,ayaa ka digay in kuraasta loo wareejinayo...

Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka, XFS Ugu Hambalyeeyey Diblumaasiyadda Hoggaaminta QM.

Madaxweynaha Jamh.Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo...

Ciidamadda Xoogga oo Maleeshiyaadka Al-shabaab ka saaray Degaanno ka tiran Jubada Hoose

Kadib howlgal qorsheeysan oo ay ciidamadda kumaandooska xds danab kasameeyeen degaano katirsan gobolka jubada hoose ayay kasaareen maleeshiyaadka argagixisada al-shabaab kuwaasi oo dhibaato xoogan...

Korar ku yimid dadka uu ku dhacay Corona Virus ee Mareykanka iyo Brazil 4-tii maalmood ee la so dhaafay.

Anthony Fauchi oo ah  khabiir u qaabilsan arrimaha dhibaatooyinka ee Aqalka Cad ee Mareykanka, ayaa sheegay in waddankiisa uu “dhibaato daran” ku cudurka faafa...

Ciidamadda Xoogga dalka oo howgalka ay ka sameyeen shabeelaha hoose kusoo furtay saanad Ciidan.

Howlgaladaan lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisad oo ay kawadaan gobolka shabeelaha hoose kumaandooska xoogga dalka ayaa waxaa ay ka sameeyay degaano ay kamid yihiin Shaam,...

Ugu Akhris Badan