Madaxweynaha Jubbaland oo tababr usoo xiray cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishta Jubbaland.

Date:

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan Ciidamada darawiishta dowlad goboledka  Jubbaland kuwaasi oo qeyb ka ah howl-galada ka dhanka ah argagixisada.

Ciidamadaan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qayb-qaadanaya Howlgalada lagu cirrib tirayo Kooxda Al-Shabaab oo ay wadaan ciidamada darawiishta Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ee deegaannada Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in la isku furi doono Magaalooyinka la xureeyay  sidoo kalana ay ciidamadan qaadi doonan howlgal ka dhan ah deegaannada ay Argagixisadu ku sugan yihiin iyagoo kaashanaya dadka Shacabka ah si ay uga dulqaadan dhibaatada ay Argagixisadu ku hayso.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay Jadwalka Doorashooyinka D/Gobolleedyada

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (...

Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan Ka hortagga tabinta hadallada naceybka ee xilliyada doorashooyinka

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cali...