Wararka

Golaha ammaanka QM oo muddo kordhin u sameeyay Xafiiska UNSOM.

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa fadhi gaar ah oo ay yeesheen waxaa ay kaga hadleen muddo kordhinta Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM. 15-ka...

Arday ka gashay kaalimaha hore Imtixaankii Dugsiga dhexe ee Bakool oo la abaalmariyay +Sawirro.

Xildhibaanno ka tirsan dowlad goboleedka Koofur galbeed iyo maamulka gobolka Bakool ayaa ka qeyb galay xaflad lagu  dhiirri galinayay 10-ka arday ee ugu sarreysa...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay guddiga soo xulidda Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu Magacaabay Guddiga farsamada soo xulista Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle. Halkaan hoos...

NISA oo shaacisay qilaafka soo kala dhexgalay horjoogayaasha Al-Shabaab.

Qoraal ay soo dhigtay bogga twitter-ka Hey’adda nabad Sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA ayaa lagu sheegay in horjoogayaasha Al-Shabaab uu soo kala dhex galay...

Warbaahinta Bulshada oo saameyn ku yeelatay dhaqanka soo jireenka ahaa ee soomaalida [warbixin].

Dhaqanka Soomaaliyed waa mid soo jireen ah kaasi oo jiilba jiil uu ka dhaxlay sida Taariikhda lagu sheego, waana hab nololeed iyo nidaam dhaqan...

Ugu Akhris Badan