Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda oo kulan Internet-ka ah la qaatay Bankiga Horumarinta Islaamka.

Date:

Siihayaha Wasiirka wasaarada maaliyada XFS mudane Cabdiraxmaan Ducaale  Beyle ayaa kulan dhanka aaladda fogaan arag ah la qaatay madaxda Bankiga Horumarinta Islaamka ayaa kawada hadalay dar dargalinta arimaha dhanka taageeridda uu Bankiga  siiyo Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta ayaa isla soo qaaday sidii loo hormarin lahaa dhaqaalaha dalka iyo kaalinta madaxda Bankiga Islaamka uu ku leeyahay taageeridda Soomaaliya sidii loo xoojin lahaa.

“Waxa aan maanta shir muhiim ah la yeeshay Madaxda Bangiga Horumarinta Islaamka oo aan ka wada hadalnay sii xoojinta taageerada Bangiga uu siiyo Soomaaliya. sida waxa bartiisa fecboka ku soo qoray Wasiir Beyle.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda...

Wasaaradda arimaha dibadda JFS oo digniin ka soo saartay warar been abuur ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka...

Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan...