Wararka

Dabaq Soo Dumay Iyo Duqa Muqdisho Oo Ka Qeyb-galay Badbaadinta 17-Qof “Sawirro”

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa xalay gaaray halka uu ku soo dumay guri ka kooban saddex dabaq degmada Xamar...

Guddoomiyihii Degmada Wadajir Oo Xilka Laga Qaaday

Wareegto kasoo baxday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Filish ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii degmada Wadajir Mudane C/raxmaan Maxamed Cali. Wareegtada...

Gobalka Banaadir Oo U Diyaar Garoobaya Xuska 24 Julay Oo Ku Beegan Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Gobalka+Sawirro

Kulan ay ku yeesheen aqalka Dowladda Hoose xubno ka tirsan guddiga diyaarinta munaasabadda lagu xusayo dadkii ku nafwaayay qaraxii sanad ka hor ka dhacay...

Dowladda Soomaaliya Oo Faah-Faahin Ka Bixisay Saameynta Ay Fatahaaddu Ku Yeelatay Sh/Hoose

Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada Afgooye iyo guud ahaan...

30 Sano Ka Dib Maxey Uga Dhigantahay Ardayda Magaalada Marko Inay Galaan Imtixaanaadka Dowladda

Marko waa xarunta gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay dhacdaa dhinaca xeebta Badweyta Hindi sidoo kale waxa ay ku taalaa gabal dhaca caasimada dalka ee...

Ugu Akhris Badan