Wararka

Madaxweyne Farmaajo Oo Guddoomiyey Kulan Hordhac U Ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku...

Boqorka Sucuudiga Oo La Dhigay Isbitaal Ku Yaalla Magaalada Riyaadh.

Boqorka Sucuudiga ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla magaalada Riyaadh si baaritaan loogu sameeyo. Wakaaladda Wararka Ee Dowladda Sacuudiga ayaa ku warrantay in Boqor Salmaan...

Dab Xooggan Oo Qabsaday Dhul Beereedka Deegaanka Wisil

Maamulka Deegaanka Wisil ee Gobalka mudug ayaa faah-faahin ka bixiyay Khasaaraha ka dhashay Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereed badan oo ku yaallaa Deegaankaasi. Wararka...

Koox Burcad Koonfur Afrikaan Ah Oo Dil U Geystay Muwaadin Soomaaliyeed.

Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay xaafad ka tirsan magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa ganacsatada ku...

Webiga Shabeelle Oo Fatahaad Saameysay Tuullooyin Dhowr Ah Ee Gobalka SH/Hoose.

Maamulka Deegaannada Sabiid, Caanoole, Moordiinle iyo Raqayle ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ka hadlay fatahaad horleh ee uu webiga Shabeelle uu ka sameeyay deegaanadaasi...

Ugu Akhris Badan