Wararka

Ciidamada Amniga Gaalkacyo oo faah faahiyay howlgal ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka-dooriya.

Ciidamada amniga magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriyayaal si sharci darro ah looga ganacsanayay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Howlgalkaan oo qayb ka ah...

Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha wasiirka gargaarka XFS+Sawirro.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS, mudane Xamsa Saciid...

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha XFS “Ciqaabta iyo mihnadda Saxafinimo waa kala caaggan yihiin.[Sawirro]

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib uu...

DAAWO: MUNAASABADDA DHAQANGELINTA XEERKA WARBAAHINTA & FURITAANKA XARUNTA XIRIIRKA DOWLADDA.

https://www.facebook.com/sntvnews/videos/228121481912730/?t=0

Sii hayaha Wasiirka Gargaarka XFS iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Dhuusamareeb.

Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaaliya, mudane Xamsa siciid xamsa ayaa maanta gaaray caasimadda Galmudug ee dhuusomareb. Garoonka diyaaradaha...

Ugu Akhris Badan